Bgaadin

Subax dhalatay caadkeeda
Ha ka bogan waxsaarkeeda
Adiguba samee maanta 
Baritana sar goo heedhe
Noloshaba inaad saafto 
Qaabayso saabkeeda
Waxaan suura galin maa🥳🥳🥳

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog